Dowlada Itoobiya oo Go’aan adag ka qaadatay Sigaarka iyo Khamriga

Dowlada Itoobiya ayaa go’aan ka qaadatay sigaarka lagu dhax cabo goobaha ay bulshada isugu timaado iyo sidoo kale Khamriga laga xayeesiiyo Warbaahinada kala duwan ee dalkaasi ka jira. Aqalka wakiilada dalka Itoobiya ayaa kulan xasaasi ah ay yeesheen waxa ay ku meel mariyeen in sigaarka aan lagu dhax cabi karin goobaha dadweynaha isugu yimaadaan sida … Continue reading Dowlada Itoobiya oo Go’aan adag ka qaadatay Sigaarka iyo Khamriga